Bogga Hore
|
Maqaalka Maanta
Islaam waa Diin Bani-Aadamka iyo Jiniga farta(amarta) inay Allaah Kaligiis caabudaan, wax kalena ayna ula shiriig-yeelin. Islaamka waa diinta ugu fiditaanka badan caalamkaan aan hadda joogno 24.1% dadka caalam waa muslimiin taas oo ah wax badan shucuubta aduunka ku nool ay yihiin dad muslimiin ah. Dadka Soomaalidu waa dad tirakoobkooda muslimiin ah 100%, oo suniyiin (Dadka hiddaha ee nashiran) ah, inta badan madhhabka ay soomaalidu wax ku xukumaan waa madhabka imam shafi'i. Diinta islaamka waa diinta kaliya ee nebiyadii hore Nebi Aadam ilaa iyo Nebi Muxammad Allaah ugu talagalay in Aadamaha isku xukumaan ee ilaahey kaligiis caabudaan, wax kale ula shariig yeelin (ilaahey la wadaajinin). Nebi Muxammad (SCW) wuxuu ahaa nabigii ugu dambeeyay ee uu Allah soo diro ee Nebiyadii iyo Rusushii lagu qatimay, gadaashiisana uu nebi ama Rasuul Dambe imaaneyn. (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Ma Ogtahay...
- ... in Digir (Sawirka) ay tahay midho ka tirsan dhirta loo yaqaan Phaseolus vulgaris?
- ... in digirtu ay leedahay midabo kala duwan sida casaan, cowlaan iyo midabo kale?
- ... in digirtu ay ka mid tahay dhirta hodanka ku ah borotiinka iyo nafaqooyinka muhiimka u ah jidhka?
- ... in digirtu ay tahay geed sanadle ah oo miro dhala hal mar sanadkii?
- ... in digirtu ay ka mid tahay dhirtii ugu horreysay ee dadku beeran jireen, muddo ka badan 10,000 sano?
- ... in digirta laga beero meelo badan oo dunida ah marka laga reebo Antaraktika?
- ... in ay jiraan noocyo badan oo digir ah sida digirta madow, digirta cas, digirta cad iyo faasuliyadda?
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Taariikh
Gen. Daauud Cabdulle Xirsi (1924-1965) wuxuu ahaa Janaraalkii ugu horeeye ey yeelato Soomaaliya isla markaasna ahaa taliyihii ugu horeeyey ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed. Janaraal Daauud wuxuu ku dhashay deegaanka Mareeg ee ka tirsan gobolka Galguduud ee dalka Soomaaliya halkaas oo uu ku dhameeystay aqoontiisa barashada Qur'aanka isagoo da' yar. Muddo sanad ah asagoo ka shaqaynayaa xaafiiska Talyaaniga ee degmada Buuloburde ayuu wuxuu u gudbay magaalada Muqdisho, xoogaa kahor intaan la gaarin Dagaalkii Labaad ee Aduunyada. 1943dii wuxuu ku biiray Ciidamada Booliska ee Ingiriiska oo markaas hayste koonfurta Soomaaliya, Janaral Daauud waxaa uu ka gaaray shaqadiisa ilaa barre (macalin) tababare ka ah Dugsiga Booliiska ee Xamarjajab. Dagaalkii labaad ee Aduunka kadib, horaantii 1950meeyadii ayaa taliskii Talyaaniga ku soo noqday koonfurta Soomaaliya ayaa Janaraal Daauud ku guulayte imtixaan uu u galay leyli sarkaal. Waxaana loo qaaday dalka Talyaaniga halkaas oo uu ku soo dhamaystey tababarkii ciidan ee sarkaalnimada. 1954kii ayuu ku soo laabtay Soomaaliya, wuxuuna ku shaqeynayay sarkaalnimo dhinaca booliiska kadibna wuxuu ka qeyb galay diyaarintii ciidammadii Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay markaas abaabulaysey dawladdii uu horkacaaye Cabdullaahi Ciise. Xeerkii lagu dhisay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa darajadda Janaraalka ah u dalacsiiyay Daauud Cabdulle Xirsi oo noqday taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee ugu horeeyey. waxa uu noqday janaraaldaauud taliyihii ugu da,da yaraa taariikhda soomara ee maamula ciidanka qaranka sidoo kale waxaa lagu xusuustaa janaraal daa'uud cabdulle xersi in uu soo saaray dadka ugu magaca dheeraa xaga ciidanka sida (( j maxamed nuur gallaal, j macamed faarax caaydiid, col c/laahi yuusuf axmed, j c/raxmaan mujrim, j/ c/raxmaan siigeeyste, j/ maxamed liiqliiqato )) iyo in badan oo kale. sidoo kale wuxuu taliye u ahaa kana soo hoos shaqeeyay ee ugu horeeyay ((j maxamed abshir muushe ))iyo ((j maxamed cali samatar , jsalaad gabeyre , j gorgor ))iyo ((j maxamed siyad barre )) oo mar aha madaxweynihii dalka soomaaliya. oo in toodaba sheegeen in eey ka faa'iideen aqoontiisa. (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Maalintan

Sawirka Maanta
Maanta Oo Kale
Xusuusta dhacdooyinka maanta
Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :
Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan
|
|
|
Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia
Luuqadaha kale Wikibidhiya
Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.
-
1,000,000+ maqaalo
-
250,000+ maqaalo
-
10,000+ maqaalo